Sawirro: Barakicii ugu weynaa oo ka dhaca Magaaladda Baydhabo

20 Aug 2026 (Puntland.com) Caasimadda KMG ah ee Koonfur Galbeed Magaalad Baydhabo oo ahayd magaalo si xawli ah ku dhismaysay ayaa shacabkeedii ka qaxayaan kadib dagaalo aan joogsi lahayn oo ka socda.

Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday Xasan Sheekh ayaa xoog ugala wareegay maamulkii KG ee ka jiray dawlad goboleedkaas, iyadoo natiijadiina ay noqotay amni daro iyo qax.

Shacabka magaalada Baydhabo ayaa waxaa soo foodsaartay Cabsi iyo walaac xooggan iyadoo  laga dareemayo magaalada, dad badana ay ka barakaceen xaafado ka tirsan magaalada.

About The Author