Daawo Video-sawiro: odayasha Jaaliyadda PL ee Australia oo Baaq nabadeed u diray dagaalka kasocda Qoriley & Maygaagle

6 Okt 2015 (Puntlandes) Odayasha iyo Waxgaradka Jaaliyadda Puntland ee Australia ayaa Baaq nabadeed u diray dadka walaalaha ah ee ku dagaalamaya Deegaanka Qoriley & Maygaagle.

Odoyaasha ayaa ugu Baaqay in si deg dega loo joojiyo Colaada laguna bedelo Nabad, Walaaltinimo iyo deris wanaag.

Sawiro

100

100a

100b

100c

100e

About The Author