Daawo Video-dhamaystiran: Jaalliyadda Mudug ee London oo soo saaray Baaq Nabadeed ee Colaada Hawdka & taageero Horumarka gobolka Mudug

8 Okt 2015 (Puntlandes) Jaalliyadda Gobolka Mudug ee London ayaa waxay soo saareen Baaq Nabadeed oo ku saabsan Colaada Degaanada Qoriley iyo Magacley, waxay kaloo taageereen Horumarka ay dawlada Puntland ka wado Gobolka Mudug gaar ahaan Xuruntiisa Gaalkacyo.

101e

Jaaliyadda ayaa Codsatay in Colaada si deg deg ah loo joojiyo looguna bedelo Nabad, deriswanaag iyo walaaltinimo.

About The Author