Daawo Video: Aqoonyarida haysata Gudoomiya Degmada Qardho isagoo Gobolka Mudug ka saaray Puntland

12 Okt 2015 (Puntlandes) Gudoomiya Degmada Qardho Cabdi Siciid Dheere ayaa ku tilmaamay magaalada Qardho inay ku taalo wax uu ugu yeeray Bartama Puntland. iyadoo magaalooyinka Puntland u jirta 240km, waa sida uu u dhigaye.

Gudoomiye  Cabdi Siciid Dheere ayaa yiri “Qardho waxay u jrtaa Garowe 240km, Eyl 240km, Bayla 240km, Bosaso 240km, Iskushuban 240k, Ceergaabo 240km, Lascano 240km sidaas ayey ugu tahay meel u dhaxaysa”

Gudoomiye  Cabdi Siciid Dheere waxa uu Gobolka Mudug ka saaray Puntland iyadoo ay Gaalkacyo u jirto Qardho 480km????

About The Author