Daawo Warbixin ka hadlaysa Diyaaradii ku dhacday Duleedka Muqdisho

13 Okt 2015 (Puntlandes) Waxaa xalay ku dhacday Deegaanka Carbiska ee Duleedka Magaalada Muqdisho Diyaarad nuuca xamuulka qaado ah, Diyaaradan oo ku dagi wayday Garoonka Xamar xilad xaga farsamada ah awgeed. Diyaaradan ayaa u siday xamuul Ciidamada AMISOM sida aan Wararka sheegayaan.

102d

Sida aan Wararka ku heleyno Diyaarada shaqaalahii saarnaa oo gaaraya ilaa lix qof ayaa ka bad baaday shilkaasi marka laga reebo in midkood dhaawac soo gaaray,

About The Author