Daawo Video: Howlgalk lagu xaqiijinayey ammaanka magaalada Gaalkacyo

13 Okt 2015 (Puntlandes) Taliyaha Ciidanka Birmadka Gobolka Mudug G/S Bashiir Gebigebi oo faahfaahin ka bixiyey howlgallo lagu xaqiijinayey ammanka magaalada Gaalkacyo oo habeenkii xalay ka dhacay magaalda Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegay inay ku qabteen dhalinyaro gaaraysa 194.

104a

Taliyaha ayaa sheegay inay wadaan baaritaan lagu kala soocayo dhalinyarada hawlgalka lagu soo qabtay.

About The Author