Daawo-Dhagayso:Sh Umal “Garowe, Qardho iyo Boosaaso ayaan tagay 24 saac Masaajida Waardiyaa saaran, dadka tukana Mujaahid ayaa laga waardiyeynayaa”

24 Okt 2015 (Puntlandes) Sh Maxamed Cabdi Umal loo kamid ah culimada Soomaaliyeed ayaa Sheegay in dadka Soomaaliyeed dhulkooda lagu faafiyey Wax la yidhaaho Jihaad oo aan ahayn Jihaadkii Shareecadu sheegtay, iyadoo arintaas lagu qalday Caamada iyo Da’yarta Soomaaliyeed oo loo sheegay in uu waxaasi yahay Jihaad.

121ea

Sh Maxamed Cabdi Umal  ayaa yiri isagoo ka hadlaya Jihaadka Beenta “Waxaan tagay Magaalooyinka Garowe, Qardho iyo Boosaaso masaajidii ayaa lagu tukan layahay,waxaan xili walba saaran waardiyo dhan walba ah,waxaanada arkaysaa Ciidamo ilaalada ka haya Masaajida,Saaladamarka la tukanayo dadka  horkooda waxaa taagan waardiye meel walba waa ilaalo qoryuhu u furanyihiin, yaa laga waardiyeynayaa dadkan Tukanaya, intaas waxaa la ilaalinayaa qof is dhaqaajiya,waa kuma qofka waardiga laga hayo ee dadkaas laga ilaalin Mujaahid ayaa dadkaas laga waardiyeynayaan

Puntlandes.com

About The Author