Daawo Video: Maxkamada Gobolka Nugaal oo la horkeenay Ajaanib si sharci daro ah uga kaluumaysanayey Xeebaha Puntland

27 Okt 2015 (Puntlandes) Maxkamada Darajada koowaad ee Gobolka Nugaal ayaa maanta la horkeenay labo nin oo lagu eedeeyey inay si sharci daro ah ugu kaluumaysanayeen xeebaha Puntland, eedaysanayaasha ayaa u dhashay dalka Indunesia.

128c

Labadaan eedaysane ayaa lagu kala magacaabaa Captian, Mohli batiwawa oo 46 jir iyo Eng, Casiis hermans 56 jir ah.

Daawo

Puntlandes.com

About The Author