Akhriso: Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo magacowday Xogahayaha Dowlada Hoose ee Garoowe

2 Nov 2015 (Puntlandes) Waxaa maanta la magacaabay Xoghayaha Dowladda Hoose ee Garoowe oo muddoyin kii u dambeeyey la sugayey, Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha Dowladda Puntland Cabdilaahi Xaashi Qoobdeero ayaa  digreeto ku magacabay Xoghayaha Dowladda Hoose ee Garowe oo uu u magacaabay Cabdiqafaar Cabdiraxmaan Axmed.

137a

Waxaa xusud mudan in Wasiirka Arrimaha Gudaha Axmed Karaash uu horay u magacaabay Xoghaya balse digreetadan ayaa meesha ka saaraysa Xoghayahii magacaabnaa sababo la xiriira hanaanka awood qaybsiga maamulka Degmada Garoowe.

137

 

About The Author