Daawo Video: Maamulkii Prof Galayr oo eedayntoodii Puntland bilaabay

3 Nov 2015 (Puntlandes) Cabdala Maxamuud Cali Hauybe oo ah ninka labaad ee Maamulka Prof Galayr oo ka wakiil ah  ama afkiisa ku hadlaya Prof Galayr ayaa eedayn aan loo meel dayin u jeediyey dawladda Puntland.

49g

Kooxda Prof Galayr ayaa waxaa Caado iyo dhaqan u ah Eeadayn iyo Colaadin ay u jeediyaan dawladda iyo shacabka reer Puntland ee ay ka tirsan yihiin iyagoo taas ujeedada ay ka leeyihiin ay tahay u Hanqal taaga Hargaysa,

About The Author