Sawiro: Raysal Wasaaraha DFS Sharmarke oo la kulmay madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyata

7 Nov 2015 (Puntlandes) Raysal Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa la kulmay madaxweynaha  dalka Kenya Uhuru Kenyata, labada Masuul ayaa kulankan uga Hadlay xirirka labada dal ka dhaxeeya.

Raysal Wasaaraha Ayaa la Sheegay inuu ka Codsaday  dalka Kenya Inuusan muranka  bada Uusan waxba u dhimin xirirka Labada dal ka Dhaxeeya.

Wuxuu kaloo Raysal wasaaraha DFS Sheegay inay Soomaaliya Iyo Kenya leeyahiin cadow isku mid ah loogana Bahan yahay inaysan ka fa’idaysan Kooxaha Shabaab khilaafka Yar ee labada dal ka Dhaxeeya.

12122889_1167188543309697_2805103670429765322_n

12227229_1167188609976357_963803890510518277_n12208387_1167188793309672_6963543850191952040_n12193521_1167188673309684_6293198111957379505_n12189731_1167188569976361_1978898302503075527_n

 

About The Author