WAR DEG DEG AH:Muuse Biixi oo Xisbiga Kulmiye u doortay Musharaxa madaxwene

10 Nov 2015 (Puntlandes)Muuse Biixi oo ahaa Gudoomiyihii Xisbiga Kulmiye ee haya talada Somalind ayaa waxaa Shirwaynihii Gollaha Dhexe oo masnta ka furmay Hargaysa loogu doortay Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Kulmiye.

Waxaa wax Dooranayey ergo gaaraysa 365 Ergowaxayna u codeeyeen sidatan.

  1. 344 Muuse Biixi
  2. 14 way diideen
  3. 7 way ka aamustay

Sidaas ayuu Muuse waxa uu ku noqday Musharxa Xisbiga kaasoo uu ka taagnaa Khilaaf iyo buuq.

About The Author