Saylici oo noqday Musharaxa madaxweyne kuxigeenka Xisbiga Kulmiye & Xaglotoosiye…

10 Nov (Puntlandes) Shirkii Gpllaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ayaa waxaa madaxweyne xigeenka oo ay ku tartameen Madaxweyne xigeenka Somaliland iyo wasiirka caafimaadku waxaa ku guulaystay sidii la filayey Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici iyagoo codka u kala helay sidatan:

  1. Saylici 230 cod
  2. Xaglotoosiye 114 cod

151

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Xaglotoosiye ayaa sheegay in hannaanka doorashada Kulmiye khalad badani ku jiro, wuxuuna madaxweynaha ku dhiiri galiyay in la saxo hanaanka doorashada Kulmiye mustaqbalka dambe, wuxuuse sheegay in midnimada Somaliland ka go’an tahay, isagoo sheegay inuu siyaasadda u da’ayar yahay.

 

About The Author