Daawo Shirwaeynihii 5aad ee Gollaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee Musharaxa loogu doortay Muuse Biixi

10 Nov (Puntlandes) Daawo Shirwaeynihii 5aad ee Gollaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee Musharaxa madaxweyne loogu doortay Muuse Biixi halka musharaxa Xisbiga ee madaxweyne kuxigeenka logu doortay Saylici.

151ae

Waxaa xusid mudan inuu Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cukuse uu ka codooyey Muuse biixi sida aad sawirka ka arkaysaan.

Puntlandes.com

About The Author