Daawo Madax dhaqameedka Beelaha Habaryoonis ee bare oo ka hadlay Shaqaaqadii shalay ka dhacday Ceerigaabo

11 Nov 2015 (Puntlandes) Magaalada Ceerigaabo ayaa shalay waxaa ka dhacay Mudaharaad Rabshado wata oo ay ku dhaawacmeen dad shacab ah, hadaba maanta ayaa Madax dhaqameedka iyo waxgaradka Beelaha Habaryoonis ee bare waxay ka hadleen Shaqaaqadaas ay shacabku waxyeelada kasoo gaartay.

151b

Daawo Madax dhaqameedka iyo waxgaradka Beelaha Habaryoonis ee bare

Daawo Mudaharaadkii Rabshadaha watay

Puntlandes.com

About The Author