Ergay cusub oo UN usoo magacawday Soomaaliya

24 Nov 2015 (Puntlandes) 24 Nov 2015 (Puntlandes)  Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Kimoon ayaa u magacaabay Michael Keating oo ka soo jeeda dalka Ingiriiska inuu noqdo Ergeyga Gaarka ah ee Soomaaliya iyo Madaxa Howlgalka Taageerada Qaramada Midoobay (UNSOM).

158c

Keating ayaa beddeli doono Nicholas Kay oo ay isku waddan ka soo jeedaan,isagoo Mr;kay dhameystiri doona hawlaha inta sanadkan ka harsan, sida laga soo xigtay afhayeen u hadlay xafiiska xoghayaha guud ee qaramada midoobay.

About The Author