Xaflad laagu dabaaldagayo Sanandguuradii 2aad ee Gaas oo Ka Bilaabatay Madaxtooyada Boosaaso

08 Jan 2016 (Puntlandes) Xarunta Madaxtooyada Magaalada Xeebta ah ee Boosaaso ayaa waxaa iminka ka bilaabatay xaflada xuska sanadguuradii 2aad ee ka soo wareegtay markii la doortay Madaxweynaha Puntland Prof.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas 8 Janaayo 2014-kii.

185c5

Xafladan ballaaran ayaa waxaa goob joog ka ah Madaxweynaha DFS Xasan Shiikh,Madaxweynaha, madax kale iyo marti sharaf kale oo badan

Dhawaan filo faahfaahin

About The Author