Dhegayso: Shirka Kismaanyo oo Jubaland ku dhawaaqday xiliga uu furmayo

10 Jan 2016 (Puntlandes)  Afhayeenka dawladda Jubaland Cabdinaasir Seerar ayaa shaaca ka qaaday inuu Shirka Madasha Wadatashiga ee Kismaanyo loogu balansanaa uu Furmi doono maalinta berri ah oo ay bishu tahay 11ka.
47
Seeraar ayaa waxa la waydiiyey maamulka KGS inuu imaanayo maadaama maamulka Bakool Sare looga dhawaaqay Gobolka Bakool…

Dhagayso Afhayeenka dawladda Jubaland seerar


Puntlandes.com

About The Author