DEG DEG: Jaaliyadda Puntland ee Sweden oo iminka ay uga bilaabatay Munaasibad lagu taagerayo dawlada PL loogana soo horjedo 4.5

29 Jan 2016 (Puntlandes) Waxa hada soo gaaray Warbaahinta Puntlandes inay ka bilaabatay magaalada Gothenborg iminka Munaasibad ballaaran oo ay Jaaliyadda Puntland ee Sweden oo ay ku taageerayaan go,aankii ay ka qaateen Shirkii Xamar ku fashilmay eafdiga ee uu hogaaminsyey madaxweyne Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, waxaana looga soo horjeedaa habka Qabaliga ah ee 4.5.

Faahfaahin iyosawiro filo dhawaan

mms_img-601786951

mms_img2063060794

 

 

 

About The Author