Golaha88: Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble oo Fallanqaynaya Go’aankii Dowladda ee Doorashada Soomaaliya

Faysal Cabdi Rooble oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed kana faallooda arrimaha siyaasadda iyo amniga Geeska Afrika ayaa xalay la wadaagay Golaha Gorfeynta Siyaasadda Soomaaliya ee 88, aragtidiisa ku aadan go’aankii ay dowladda federaalka Soomaaliya ka qaadatay nooca ay noqoneyso doorashada la filayo in ay ka dhacdo dalka Soomaaliya sannadkan aynu ku jirno ee 2016-ka.

199-3

Aqoonyahan Faysal ayaa sidoo kale dhaliilay dabacsanaan xad-dhaaf ah oo ay Puntland ka muujisay arrimo badan oo dastuuri ah oo ay dowladda Xasan Sheekh Maxamuud ku xad-gudubtay.

Faysal ayaa arrimahaasi iyo arrimo kale ka hadlay, waxaana wareysiga la yeeshay wariye Cabdirashiid Sooyaal:

Halkan ka dhageyso

Xigasho:golaha88news.com

About The Author