Dhagayso: Waraysi la xiriira XOG ku saabsan Qaraxii Diyaaradda Daallo

7 Feb 2016 (Puntlandes) DFS ayaa sheegtay in ninka ku dhintay diyaaradda Daallo Airlines uu watay kombiyuutarka uu ku rakibnaa qaraxa lala damacsanaa in lagu soo rido diyaaradda Daallo. Ninka ayaa magaciisa DFS ku sheegtay Cabullaahi Cabdisalam Borleh.

201-2

Afhayeenka DFS Cabdosalaan ayaa waxaa waraystay idaacadda VOA, isagoo sheegay in dad badan oo gaaraya labaatan iyo dhawr loo xiray weerarkaas.

Dhagayso waraysi uu siiyey VOA Afhayeenka DFS Cabdosalaan


Puntlandes.com

About The Author