Dhegayso: Isimada Puntland oo diiday 4.5, sheegayna inaysan Puntland qayb ka noqonayn

10 Feb 2016 (Puntlandes)  Maanta ayaa waxaa magaalada Garowe kullan ku yeeshay xubnihii Beesha Caalamka ka socday oo shalay soo gaaray Garowe iyo Isimada Puntland, iyadoo ay Isimada Puntland si cad ugu sheegeen wafdigii Beesha Caalamka ka socday oo watay Hab qaybsigii Xasan Sheekh ee ahaa 4.5 inaysan Puntland qaadanayn 4.5 aysana qayb ka noqonayn .

207-8

Dhagayso aAfhayeenka Isimada Puntland oo ka hadlaya


Puntlandes.com

 

About The Author