Dhagayso: Shirkii jara’id ee Gaas & Keating oo la isku afgaran waaynay

11 Feb 2016 (Puntlandes) Waftigii beesha caalamka ee ku sugnaa maalmahaan Caasimada Puntland ee Garowe iyo Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Gaas ayaa waxay si wada jira uga hadleen wadahadaladii Natiijadii kasoo  baxay wada hadaladaas.
IMG_3098

Amb Keating ayaa ayaa ayaa sheegay in kulankii Beesha Caalamka la yeelatey qayabaha kala duwan ee bulshada ( Siyaasiyiin, Odey dhaqameedyada iyo ururada bulshada) iyo golayaasha dowlada ay ku ogoodeen wax badan oo aysan horay u ogayn.

Madaxweyne Gaas oo ku hormarey hadalka ayaa sheegay in beesha caalamka fursad u heshay iney shacabka Puntland waydiiso aragtidooda ku aadan qaabka Doorasho ee Somalia islamarkaana waxaa uu xusey in aan la isku afgaran aragtidii lasoo bandhigey ee ku aadaneyd 4.5.

Dhagayso Shirkii jaraaäid oo isugu jira Somaliga  & Af Ingriis


Puntlandes.com

 

About The Author