Dhagayso: Dadka kasoo Koonfurta Somalia ee ku nool Caasimada Puntland oo diiday 4.5 taageerayna Mowqifka Puntland

13 Feb 2016 (Puntlandes)  Dadka kasoo Koonfurta Somalia ee ku nool Caasimada Puntland  ee Garowe ayaa si cad u diiday habka Qabaliga ah ee 4.5 in lagu saleeyo Doorashada Agoosto ee sanadkan la filayo inay ka dhacdo Soomaaliya.

188-3

Dhanka kale dadkaas ayaa waxay taageereena Mowqifka ay ka istaageen Shacabka iyo dawladda Puntland ee ah diidmada Habka Qabaliga ah ee 4.5.

Dhagayso


Puntlandes.com

About The Author