Daawo sawirada-Video Jaamacadda Bariga Afroka oo lagu soo Gabagabeeyey Tartan & Bandhig Hidaha & Dhaqanka

14 Feb 2016 (Puntlandes) Waxaa maanta Lagu soo Xiriyay  magaalada Bosaso Tartan iyo Bandhig Hidaha iyo Dhaqanka ah oo 4-cisho ee ugu danbeysay Ka socday Jaamacadda Bariga Afrika fareecadda Magaaladda Boosaso, Ayaa waxaa Ka soo Qeybgalay Masuuliyiin Kala duwan,

Xafladda ayaa waxaa ku sugnaa Abwaanno,Qoraayo, Masuuliyiin ka socday Dowladda, Iyo Dadweyne Kale oo u soo daawasho Tagay Bandhig Dhaqameedkaan Heerka Caalami ah Ee maanta soo xirmay.

Wasiirka Dekeddaha Gadiidka badda iyo Ladagaalanka Burcad-badeedda Puntland Cabdulaahi Jaamac Saalax Oo Ka Hadlay Munaasibadan ayaa Amaanay Howshan adag ee ay soo agaasintay Jaamacadda Bariga afrika

Cabdiwaaxid xaashi xasan Oo Ka Tirsan Gudiga Fulinta Jaamacadda ayaa Balan qaaday iney qaban doonto Barmaamij kale oo ka hadli doonaa Faa’idooyinka Diinta iyo Suugaanta Somalida,

Ugu danbeyyna Qaar Kamd Ah Dadka ka soo qeybgalay Bandhigan iyo Tartanka ayaa Dareenkooda Ka waramay, Waxeyna Noo sheegeen iney ku faraxsanyihiin Barnaamijkan maanta soo dhamaaday,

XaIMG_5468 IMG_5475 IMG_5476 IMG_5485 IMG_5487 IMG_5488 IMG_5489 IMG_5490 IMG_5491 IMG_5492 IMG_5493 IMG_5494   IMG_5525  IMG_5564 IMG_5565 IMG_5567 IMG_5573 IMG_5574 IMG_5581 IMG_5583 IMG_5585 IMG_5588 IMG_5590 IMG_5592 IMG_5593 IMG_5595 IMG_5598 IMG_5603 IMG_5604 IMG_5606 IMG_5607 IMG_5609 IMG_5611 IMG_5612 IMG_5613 IMG_5614 IMG_5616 IMG_5617 IMG_5618 IMG_5619 IMG_5620 IMG_5621 IMG_5624 IMG_5626 IMG_5627 IMG_5628 IMG_5629 IMG_5630 IMG_5634 IMG_5638

Xigasho: Puntlandpost

About The Author