Dhagayso: Prof Faysal Cabdi Rooble oo ka hadlay xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya & Mustaqalbkeeda dambe

16 Feb 2016 (Puntlandes) Dhawaan ayey ahayd markii madaxweynaha DFS Xasan Sheekh uu soo bandhigay habkii isaga mar kale dib loogu dooran lahaa, kaasoo ah Habka Qabaliga ah ee 4.5.

211-8

Beesha Caalamka ayaa markiiba ku taageeray Xasan Sheekh damaciisa ah inuu mar kale dib usoo noqdo iyagoo SACAB KU AYIDAN 4.5, kaasoo ay si weyn u diideen Shacabka iyo dawladda Puntland iyo waxgaradka Soomaaliyeed meel walba oo uu joogo.

Prof, Faysal Cabdi Rooble oo kamid ah dadka falanqeeya arrimaha Siyasada Soomaaliya ayaa Wareysi gaar ah siiyey warbaahinta, waxaa uu ka hadlayaa aririmo badan oo ay ugu horeyso Siyaasada Soomaaliya, aragtida Beesha Caalamka, Hadalkii Xassan Sheekh ee ku saabsanaa Boka Xaaraam iyo go’aanka dawladda Puntland

Dhagayso Prof, Faysal Cabdi Rooble


Puntlandes.com

 

About The Author