Daawo Video: Guddoomiyaha G Mudug oo kormeeray Hanaanka Shaqo ee wada isku xirita Jariibin iyo deegaanka Bali-Busle (Wadada Wadaagsin)

206

24 Feb 2016 (Puntlandes) Guddoomiyaha Gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif oo ayaa maanta kormeeray Shaqada lagu dhisayo wadada Wadaagsin ee isku xirita Jariibin iyo deegaanka Bali-Busle.

206

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Xasan ayaa waxaa ka mid ahaa wafdigiisa Gudoomiyaha Dagmadda Jariiban iyo Gudiga dhismaha wadada Wadaagsin.

Wadadaan oo dhererkoodu yahay 90 KM ayaa ah wajigi Sadexaad dhismaha wadada Wadaagsin,waxaa horey loo dhameeyey wadada isku xirta magaalada Gaalkacyo iyo Bali-Busle.


Puntlandes.com

About The Author