Daawo Video: Dadwaynaha Degnada Boocame oo kasoo horjeestay Deegaamayn ay sheegen inuu Gud G. Nugaal ka wado Dooxada Bixin

29 Feb 2016 (Puntlandes) Dadwaynaha Degnada Boocame ayaa waxay kasoo horjeesteen Deegaamayn ay sheegeen inuu ka wado Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Dooxada Bixin oo ay sheegeen inay ka tirsan tahay Degmada Boocame ee Gobolka Sool.

214-5

Arintan waa mid u baahan haddii ay jirto in xal loo helo lana joojiyo sida ugu dhaqsaha badan.

Puntlandes.com

About The Author