Daawo Video: Gen Darwiish oo u Rajaynaya safarsalamo Gudoomiyaha Raaskambooniyinta ee G Jubada Hoose oo mashaariic gaysanaya Afmadow

1 marso 2016 (Puntlandes) Gen Darwiish oo uugu magacaaban ururka Raaskambooniyinta  wasiiska Arimaha Gudaha ee Jubaland ayaa maanta waxa uu Saxaafadda kasoo muuqday isagoo u Rajaynaya safarsalaamo Gudoomiyaha Raaskambooniyinta ee Gobolka Jubada Hoose, oo ku hawlan sidii uu u gaysan lahaa  mashaariic fara badan Degmada Afmadow oo Degaan u ah Taageerayaasha Ururka Raaskambooniyinta.
214-6e
Gen Darwiish ayaa noqday Mindida ay ku shaqaystaan Ururka Raaskambooniyinta sidii uu Rajiimkii Siyaad Barre ugu Shaqaysan jiray, isagoo magaalada Kismaayo ka wada CABURIN, CAGAJUGLAYN, XARIG, BARAKIN iyo MASAAFURIN Beesha uu kasoo jeedo ee Harti, isagoo fulinaya rabitaanka Ururka Raaskambooniyinta ee uu madaxda ka yahay Axmed Madoobe.

Puntlandes.com

About The Author