Qarax ka dhacay magaalada Kismayo oo sadex ruux ku dhaawacmeen

3 Marso 2016 (Puntlandes)  Qarax ayaa ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubadda Hoose gaar ahaan Suuqa Xoolaha oo aad ugu dhow xaafadda Via Afmadow.

214-1c

Halka uu Qaraxu ka dhacay ayaa agaarkeeda waxaa Fariisin u ah Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Itoobiya.

Qaraxa ayaa ahaa miino dhulka la galiyay  ayaa sababay dhaawaca sadex ruux oo shacab ah kana agdhawaa goobtii uu Qaraxu ka dhacay.

About The Author