Daawo Wafdi uu madaxwaynaha DFS Xasan Sheekh u Diray Kismayo oo uu hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga DFS

Daawo Wafdi uu madaxwaynaha DFS Xasan Sheekh u Diray Kismayo oo uu hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga DFS, wuxuu sheeganayaa Wasiir qaran waxa uuna sheegayaa inuu Shir beeleed uu Kismaayo u tagay.
214-9c
Dhawaan ayaa Hogaamiyaha Urur Raaskambooniyiinta ahna madaxweymaha Jubaland Axmed Madoobe waxa uu Heshiis Qandaraas lasoo galay madaxwaynaha DFS Xasan Sheekh waana heshiiskaas dartiis waxa uu Kismaayo ugu soo diray Wasiirkiisa Gaashaandhiga iyo Barre Hiiraale oo diiday walaalkiis.

Puntlandes.com

About The Author