Sawiro: Dr. Mohamed Hassan oo fund raising u sameeyey Mashruuca Horumarinta Bursaalax ee Read Horn of Africa

3 Marso 2016 (Puntlandes) Dr. Mohamed Hassan oo Aqoonyahan ku nool dalka Australia gaar ahaan magaalada Melbourne ayaa fund raising ama Dhaqaale u uruurin u sameeyey  Mashruuca Horumarinta Bursaalax ee ay maamusho Hay’adda Read Horn of Africa.

Dr Maxamed Hassan waxa uu ka mid yahay maamulka iyo Macalimiinta Iskuulka Al Taqwa ee magaalada Melbourne Australia, halkan ka akhriso ama ka daawo Iskuulka Al Taqwa.

Dr Maxamed ayaa dhawaan waxa uu Booqasho ku tagay magaalada Bursaalax iyo Mashruuca Horumarinta Bursaalax ee ay maamusho Hay’adda Read Horn of Africa.

Daawo sawirada oo ka kooban Dhaqaale ururintii Dr Maxamed iyo booqashadiisii Mashruuca Horumarinta Bursaalax ee ay maamusho Hay’adda Read Horn of Africa.
5a

5b

5c
1

9

2

3

4

5

6

7

8
10

9

8

7

6
Puntlandes.com

About The Author