Kismaayo Hoobiyeyaal oo Hoobiyayaal lagu weeraray ay 4 Qof ku Dhaawacmeen

9 Marso 2016 (Puntlandes) Madaafiic xalay Al Shabaab ay ku garaaceen Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ku dhawaacmay afar qof oo rayid ah oo laba ka mid ah ay caruur yihiin, kadib markay kusoo Madaafiicdaasi guryo ku yaala xaafaddaha Via Af-madow, Siinaay, Guulwade iyo Farjannoee magaalada Kismayo.

214-1c

Kooxda Al-Shabab ayaa la sheegay inay ka soo tureen hoobiyeyaasha meel magaalada banaankeeda ah, inkastoo aysan weli sheegan. Waxaa kaloo wararku ay sheegayaan in Guryaha ay Madaafiicduku dhaceen mee ku dhow xero ay ku leeyihiin ciidamada Amisom.
Puntlandes.com

 

About The Author