Sawiro: DFS oo Puntland na weerar kusoo qaaday Fardafardaytii Dastuurkii Soomaaliyeedna iska maamulanaysa kaligeed!!!

16 Marso 2016 (Puntlandes) DFS oo Puntland na weerar kusoo qaaday Fardafardaytii Dastuurkii Soomaaliyeedna iska maamulanaysa kaligeed!. iyadoo ka furtay magaalada Baydhabo shirka ay ku sheegtay dib u eegista Dastuurka.

Madaxweynah KGS Shariif Xasan ayaa sheegay in in dib u eegista arrimaha Dastuurka uga mahadceliyey DFS iyo madaxweynaheeda Xasan Sheekh, isagoo aad moodo inuu aad ul adhacsan yahay Afduubka uu Soomaaliya Afduubtay madaxweynaha DFS iyo Kooxdiisa DAMUL JADIID.

Shariif Xasan ayaa waxaa uu cadeeyay in Maamulkiisu ay si buuxda u soo dh0weenayaan lagu fardafardeeyey Dastuurkii ummadda Soomaaliyeed ka dhexeeyey

Sidoo kale waxaa kulanka ka hadlay Wasiirka Arrimaha Dastuurka dawlada Xasan Sheekh ee Muqdisho Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ayaa sheegay in ujeedada uu ku saabsan yahay barnaamijkan uu yahay sidii Dastuur ay Xamar ku qanacsan tahay loo samayn lahaa.

 

dib u eegis (1)dib u eegis (2)dib u eegis (3)shariifdib u eegis (4)dib u eegis (5)dibDSC_0697
dib u eegis (7)dib u eegis (8)dib u eegis (9)

About The Author