Dhagayso: Gudoomiyaha Degmada Godob-jiiraan oo ka warbixinaya Wararkii ugu danbeeyay & Ciidamadii ka Agdhawaa

16 Marso 2016 (Puntlandes) Gudoomiyaha Degmada Godob-iiraan Yuusuf Maxamed Faarax oo caawa la hadlay Radio Garowe ayaa sheegay inuu deggan yahay jawiga magaalada.

215-11a

Gudoomiyaha ayaa sheegay in Ciidamadi kasoo degay Garacad iminka ay degmada u jiraan qiyaastii 30-KM balse aysan jirin wax dagaal ah oo labada dhinac dhexmaray, wuxuuna sheegay inay xogta ku hayaan tirada kooxdan ay tahay ku dhowaad 400 oo askari.

Dhagayso Gudoomiyaha


Puntlandes.com

About The Author