Dhagayso: Gudoomiyaha Gobolka Nugaal oo BBC ka waraysatay Dagaalkii Garmaal

16 Marso 2016 (Puntlandes) Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cumar Cabdilaahi Farawayne oo waraysi siiyey BBC da ayaa ka warbixiyey  Dagaalkii Garmaal ee u dhexeeyey Ciidamada Puntland iyo Ciidan ay DFS kasoo daabushay Muqdisho si ay Burburiyaan dawlada Puntland.

215-10f

Gudoomiye Cumar ayaa sheegay inay Ciidanka Puntland Dharbaaxo xun ku dhufteen cadowgii Muqdisho laga soo diray, laguna raad joogo Firxadkoodii.

Dhanka kale Gudoomiye Cumar ayaa sheegay inay dhawaan ay iyana soo afjari doonaan Ciidankii kasoo degay
Dhagayso Gudoomiye Farawayne


Puntlandes.com

About The Author