Ciidamada Puntland oo Hubka Culus & Madaafiic ku garaacaya Godka ay Cadowgu ku jiraan ee SUUJ

17 Marso 2016 (Puntlandes) Togga SUUJ, Goobihii shalay lagu dagaalamay ayaa waxaa dib uga bilowday dagaal Qaraar oo ay Ciidamada Puntland ee kala duwan adeegsanayaan Hubka noocyadiisa kala duwan gaar ahaan Madaafiicda Culcus.

215-11b

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada dowlada Puntland ay ku weerareen Madaafiic Difaacyada AlShabaab ay ka sameysteen halkaasi.

Waxaa sidii ROOBKA ay Ciidamada dowladda Puntland ugu garaacayaan madaafiic goobta ay ku Dhuumaalaysanayaan AlShabaab.

Faahfaahin kala soco Warbaahinta Puntlandes

About The Author