BREAKING NEWS: DAGAAL QARAAR OO KA BILOWDAY AGAGAARKA GODOBJIIRAAN

17 Marso 2016 (Puntlandes) War DEG DEG AH oo iminka kasoo gaaray Warbaahinta Puntlandes Degmada Godobjiiraan ayaa sheegaya in Dagaal qaraar oo ku dhexeeya Ciidamada Difaaca Puntland iyo Alshabaantii sida dhuumashada ah ku soo galay Xaabaha Puntland.

215-8b

Waxaa lagu qiyaasayaa Alshaabta halkaasi ku sugnaa inay dhan yihiin ilaa 340 nin, waxaana iminka Fooda ay isgeliyeen Ciidan aad u XOOGAN oo Puntland ah.

Warbaahinta Puntlandes ayaa ku hawlan helida xog ku saabsan Dagaalkan iminka bilowday, waxayna dhwaan u soo gudbin doontaa Akhristayaasheeda.

 

About The Author