Dhagayso: Gen Muxiyadiin oo ka warbixiyey Dagaal xoog leh oo ka socda Suuj

18 Marso 2016 (Puntlandes) Gen Muxiiyadiin Axmed Awmuuse oo ka mid ah Saraakiisha Puntland ee hogaaminayo Hawlgalka lagu sifaynayo Argagixisada Alshabaab ayaa ka warbixiyey dagaalka  sifaynta ah e eka socda, kaas oo galay maalintii 3aad dib uga qarxay Togga  Suuj ee Deegaanka Garmaal oo hoos taga Degmada Dangorayo ee Gobolka Nugaal.

216-1e

Dhawaqa Rasaasta Culus ayaa laga maqlyay Waraysiga Geneeralka, waxaana uu sheegay inay dhawaan soo Afjari doonaan dhawaan

Dhagayso Gen Muxiiyadiin


Puntlandes.com

About The Author