WARARKII UGU DAMBEEYEY EE DAGAALKII MAANTA

18 Marso 2016 (Puntlandes)  Dagaalku maanta ayaa waxa uu aha amid ka aad u culus wuxuuna la isla tagay deegaan magaciisa la yiraahdoYaryaro oo ku dhow xeebta Garacad ee Gobolka Mudug ka dib markii lagu jabiyay maleeshiyadda Alshabab dagaalkii shalay ee Ciidanka Difaaca Puntland uu kula galay Alshabaab Degaanka Bad-qabo oo 40 Km u jirta degmada Godob-jiraan ee Gobolka Nugaal.

216-2

Dagaalkii maanta oo ahaa mid Xoogan ayaa Ciidanka Difaaca Puntland qaybtiisa ku sugnayd Deegaanka garacad waxay ku sameeyeen maleeshiyadda Alshabab dhabarka ka jabin.

Ciidanka Difaaca Puntland ayaa waxay maanta u gaysteen maleeshiyadda Alshabaab Khasaare nafeed oo aad u wayn.

Dhinaca Kale SUUJ duqeymo culus ayaa weli ku socda Alshabaabka toga gashay, waxaana lagu laayey maanta Alshabaab aad u badan

Wixii war ah ee kasoo kordha kala soco warbaahinta Puntlandes

About The Author