Daawo Video: Madaxweynaha Jubbaland oo Barlamaanka ka Codsaday inay wax ka Bedelaan Dastuurka Jubbaland

18 Marso 2016 (Puntlandes)  Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa Barlamaankiisa ka Codsaday inay wax ka Bedelaan Dastuurka Jubbaland, isagoo ka dalbay inay meesha ka saaraan ama tirtiraan qodobka ku Xaddidaya tirada Gollaha Wasiirada 15 isla markaasna laga dhigo dawladiisu inay yeelato LABO Madaxweyne ku xigeen.

158ab

Puntlandes.com

About The Author