Dhegeyso : Madaxwyane Gaas ”Shacabka & Dawlada Puntland waa isaga filan yihiin Alshabaab”

19 Marso 2016 (Puntlandes) Madaxwaynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo isagoo ku sugan Addis Ababa waraysi uu siiyay BBC ka warbixiyay Halwgala  Puntland ka socda oo looga Sifaynayo Alshabaab.
Gaas ayaa sheegay in Ashabaab mudo ay koonfurta dagaal ku wadeen, hadana waxaaba aan isleeyahay xoog bay is bideen oo Puntland bay isku tijaabinayaan.

215-3g

Madaxweyne Gaas ayaa intaas ku daray inay dawlada Itoobiya kawada hadaleen sidii ay amaanka isaga kaashanlahayeen Puntland iyo Itoobiya.

Dhagayso waraysiga Madaxweyne Gaas


Puntlandes.com

About The Author