Dhagayso: Ciidamka Difaaca Puntland oo AlShabaab ka saaray Togga SUUJ ee Gobolka Nugaal

19 Mars 2016 (Puntlandes) Ciidanka Difaaca Puntland oo maalmihii dambe ka waday Degaano ka mida Punytland Hawlgal Alshabaab sifayn ah ayaa maanta ka saaray Malayshiyadii Alshabaab Togga DSUUJ.

216-3
Goobjooge  magaciisa kusoo koobay Maxamed oo soo arkay Godkii ay ku dhuumaalaysanayeen ee ku yaalay Togga SIIJ oo laga saaray ayaa sidaas u Xaqiijiyey VOA.

Maxamed ayaa cadeeyay in ciidamada difaaca Puntland iyo shacabka deegaankaasi ay cayrsadeen firxadka Al-Shabaab, balse ay ku guulaysteen inay dilaan  tiro yar oo kamid ah dagaal-yahanadani, iyagoona nolol ku qabtay hal ruux.

Dhagayso warbiximta VOA


Puntlandes.com

About The Author