Dhegayso: Wasiir Soocadde ”Hawlgalkii Togga Suuj waan soo Afjarnay, Intii Firxadka noqotayna waan ku daba jirnaa”

19 Mars 2016 (Puntlandes) Dawladda Puntland ayaa shaaca ka qaaday inay soo afjartay Hawlgalkii Alshabaab Sifaynta ahaa ee Maalmihii lasoo dhaafay ka soconayay Togga SUUJ, kaas oo ay ku dhuumaalaysanayeen Malashiyada Alshabaab oo kusoo duushay deegaanada Puntland.

216-3

Ciidanka Difaaca Puntland ayaa Hawlgalkaas ku qabtay Maxaabiis badan oo argagixisada Alshabaab ka tirsan, waxaana iminka lagu raad joogo Haraadigii Alshabaab.

Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocade oo Caawa Waraysi siiyay Radio Gaalkacyo ayaa sheegay in Hawlgalkii SUUJ ka soconayay uu soo  dhamaaday.

Dhegayso Waraysiga Wasiirka Warfaafinta Puntland


Puntlandes.com

About The Author