Dhagayso: Ugaas Cabdulaahi Ciise Nuur oo ka hadlaya Buuqii ka taagnaa Deegaanka Bixin oo la Xaliyey

19 Marso 2016 (Puntlandes) Ugaas Cabdulaahi Ciise Nuur oo ka mid ah Isimada Sool, Sanaag iyo Cayn ee Puntland ayaa wuxuu watraysi uu siiyey VOA uga hadlay Buuqii ka taagnaa Dooxada Bixin, isagoo Ugaasku sheegay in si wanaagsan looXaliyey arinkaas.

216-3c

Ugaas Cabdulaahi ayaa waxa uu u mahadnaqay madaxweyne kuxigeenka Puntland Cabdixakiim Camay iyo Xildhibaanada Puntland ee kasoo jeeda Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn.
Dhagayso Ugaas Cabdulaahi


Puntlandes.com

About The Author