Daawo Video: Prof. Samatar oo sheegay in qolooyinka soo weeraray Puntland ay soo dhexmareen dhul ay ka taliso dowladda Muqdisho

19 Mars 2016 (Puntlandes) Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka qaygalaayey dood ku saabsaneyd Malayshiyada Alshabaab ee sida dhuumaalaysiga lusoo galay Xeebaha Puntland ayaa quus ka muujiyey  dawlada Muqdisho.

216-3e

Prof. Samatar ayaa sheegay in qolooyinka soo weeraray Puntland ay soo dhexmareen dhul ay ka taliso dowladda Muqdisho.

Puntlandes.com

About The Author