Dhagayso: Wararkii u dambeeyey ee Dagaalka Garacad

20 Marso 2016 (Puntlandes) Wararkii u dambeeyey ee Hawlgalka ay Ciidanka Difaaca Puntland ku sifaynayeen Malayshiyada Alshabaab ee ku dhuubaalaysanayey Deegaanka Garacad ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu wali socdo dagaal aad u qaraar.

216-2

 

Dagaalka ayaa bilowday saaka markay saacadu ahayd 06:30 xiliga Afrikada Bari wuuna socdaa ilaa iminka oo ay saacada Afrika bari tahay 2 dii ama 8 saac ooo duhurnimo.

Waxaa jira khasaaroowin aad u baaxad wayn o oka dhashay dagaalkaas, waxayna Ciidama Difaaca Puntland u gaysteen Cadowga Jab xun.

Dhagayso warbixin ay BBC ka diyaarisay


Puntlandes.com

About The Author