Aaga SUUJ oo Alshabaab Maxaabiis looga qabtay kuwana looga dilay

20 Marso 2016 (Puntlandes) Wararkii u dambeeyey ee Hawlgalka ay Ciidanka Difaaca Puntland ku sifaynayeen Malayshiyada Alshabaab ee laga saaray Togga  SUUJ, ayaa maanta waxay Ciidamada Difaaca Puntland waxay sii wadeen Ugaarsiga Firxadkooda.

216-2e

Warbaahinta Puntlandes ayaa hada loo xaqiijiyay in Howlgalkii SUUJ ee maanta gacanta lagu soo dhigay 20 ka mida Aragagaxisada Alshabaab, halka ay Ciidanka Difaaca Puntland ay Ashabaab kaga dileen Aaga SUUJ 30 nin.

Firxadka Alshabaab ayaa waxaa ku daba jooga Ciidanka Difaaca Puntland oo Ugaarsanaya

Puntlandes.com

 

About The Author