Dhagayso: Dowladda Puntland oo ka hadashay Khasaaraha Gaaray Alshabaab

20 Marso 2016 (Puntlandes)  Dawladda Puntland oo ka hadashay Dagaalkii qaraaraa ee maanta ka dhacday Degaanka Garacad, ee u dhexeeyey Ciidanka Difaaca Puntland iyo Alshabaab, ayaa waxay sheegtay in Puntland ay dagaalka ka gaartay guulo aad u waawayn ka gaartay.

215-10e

Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocade ayaa sheegay in berri ay usoo bandhigayaan Saxaafadda Maxaabiista Alshabaab ee ay qabteen oo gaaray 31 iyo maydadkoodii..

Ugu dambayntii Waxaa uu sheegay in Berri dagaalkii ugu dambeeyay la qaado dooni kooxda yar ee ku sugan Mudug oo caawa lagu hareeraysan yahay in lasoo afjarayo.

Dhegayso Waraysiga Soocade


Puntlandes.com

About The Author