BREAKING NEWS: HAWLGALKII SIFAYNTA OO DIB UGA BILOWDAY DEGAANKA GARACAD

21 Marso 2016 (Puntlandes) Waxaa dib usaaka u bilowday Hawlgalkii Ciidanka Difaaca Puntland ay uga sifaynayeen degaanka Garacad Malayshiyada Alshabaab ee halkaas dhawaan soo galay.

Warka soo gaaraya Warbaahonta Puntlandes aya sheegaya in Ciidanka Difaaca Puntland ay u isticmaalayaan Hubka waawayn, waxaana Qorshahoodi yahay inay Hawlgalka soo Afmeeraan saacadaha soo socda

215-8b

Khasaaraha shalay ay Ciidanka Difaaca Puntland Gaarsiiyay malashiyada Alshabaab ee Aaga garacad ayaa ahaa mid aad u wayn.

Wixii war ah oo kusoo kordha kala soco Warbaahonta Puntlandes

About The Author